|
|
|
| Su | M | T | W | Th | F | S | | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 1 | 2 | | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | | 31 | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 |
|
|
|
| » Wargelin :::: |
 |
|
Warbixin ku saabsan Tafsiirka.
FG: Dhamaan tafsiirada Quraanka ee culumadu duubtay isla markaasna nasoo gaaray halkan ayaan kusoo
darnay, hadaba, haddii aad halkan ka weyso tafsiirka sheekha aad doonayso, waxaad ogaadaa in ay
tahay laba arin midkood, 1. in aynaan hayn tafsiirka sheekha aad doonayso,
2. ama in uu tafsiirka sheekha ku socto duubis iyo hagaajin, hadaba haddii uu tafsiirka sheekha ku socto duubis iyo hagaajin marka uu
tafsiirku diyaar noqdo baad halkan ka helaysaan haddii Allaah idmo, haddii aad adigu hayso tafsiirka Quraanka ee sheekh kale oo aan halkan ku jirin,
isla markaasna aad doonayso in aad u hadiyeeso umada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida
daafaheeda, fadlan halkan nagala soo xiriir, si aad noogu soo dirto tafsiirka Quraanka ee aad
hayso. | |
|
» Tafsiirka Quraanka :: |
 |
|
 |
| |
|
|
|
|
|
Si sahlan u baro sidda loo sameeyo Web server Awood sare leh
adigoo isticmaalaya Linux Red Hat Waxaad
halkan ku baranaysaa Apache, php, Mysql, Openssl, Mod_perl, iyo ....
waxaad baranaysaa dhowr kumaando iyo sidda loogu isticmaallo
Linux iyo windows Hadaba Ka faaiideyso fursadan qaaliga ah.
halkan Ka Akhri
|
 |
 |
|
| | | |